Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Su’aasha:

Waxan ku riyooday aabahay iyo hoyaday oo dhintay iyo anoo xanuunka cararaya.

Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha
Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Jawaabta:

Riyadan waxay tusaysaa haddii Alle idmo dhibaato ku haysata inaad ka bixi doonto sidoo kale inaad ka towbad keeni doonto dambiga.
Inshaa Allaah.

Ita badan dhimshada ama geerida toos uma furmayso waxaa laga yaabaa inay ku tusto cagsiga cimri dheer  sidoo kale xanuunka ama cudurka laga cararayo wuxuu noqdaa towbad

Riyooyin kale la xiriira mooduucan halkaan ayaad ka akhrisan kartaa.

 

Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

 

Fasirka riyada geerida abtiga

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More