Riyada dabaaldag aroos
Su’aasha:
Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigo mid an Sxbo nahay la jiro waxan wada Jognay Mel Dabaq ah waxan taagneey Daaqada waxaan arkay gawaari badan iyo dad xita lugaynayo oo u dabaal Dagaayo Aroos aniga iyo Sxbkeyna waxan Ka hadlaynay dadka waxan Ku iri waa Ethiopian dadkan.
