Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada:

Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid.

Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan:

1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo.
2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga soo gashay sida ay u socotayna qolkiisa ayay gashay kadibna abeesadii ayaa qof isku badashay qofkaasina wuxuu ahaa wiil xafada ugu waynaa oo naga maqan waxayna dhahday abesadii aniga wiilkina ma ihi ee wuu dhintay maxaa lagu fasiri karaa shekh.

3: Riyada kale aabahay ayaa ku riyooday isla wiilkan aan riyada kaaga wado isaga oo taajir noqday lacago badan siinaya aabo.

4: Shekh riyadan kale waxan kaaga wadaa walashay oo doob ah waxayna ku riyootay aabo oo kabo badan u keenaya iyo hadyado.

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya
Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Fasirka:

Riyada koowaad:  waxay tilmaamaysaa walaalkaaga dambi inuu ku dhici doono, waxaa laga rabaa inuu is ilaaliyo.

Riyada labaad: waxay tilmaamaysaa cadow inuu jiro oo wiilkaas ka dambeeyo arrintiisa oo aan rabin in wax laga ogaado.

Riyada sedexaad: waxay u badan tahay wiilkaas in war laga ogaado doono warkaas wuxuu noqon doonaa mid lagu farxo.

Riyada afaraad: waxay tilmaamaysaa guur ay guursan doonto in munaasib ku ah.

Riyada abeesada halkan ka daawo

 

The first dream: it indicates your brother will suffer a crime, he is required to protect himself.

The second dream: it describes an enemy to exist and that boy is behind his affair and doesn’t want anything to be known about him.

The third dream: it is likely that that boy will be informed that news will be announced and that news will be gratifying.

The fourth dream: it describes a marriage she will marry that is appropriate.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More