Ra’isulwasaareyaasha soo maray dalka yaa ugu saamayn badan

Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsaday

sheeko la xiriirta Ra’isulwasaareyaasha dalka soo qabtay

oo ah dad kasoo jeeda beelo kala duwan,

marka yaa ugu saamayn badnaa

oo la dhihi karo wax weyn ayuu ka baddalay dalka.

haddaba waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga ka dhiibato

qofka aad u aragto inuu ahaa qofka ugu saamaynta badan

Ra'isulwasaareyaasha
Ra’isulwasaareyaasha

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More