Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Su’aasha:

dad badan ayaa xaaskoda aan bigrajabin karin waxa la shega gabdhaha fircooniga qaar in isbitaal la geeyo si loosoo furo, su’ashu waxay tahay raga qaar ma awodan miyaa inay bigrajbiyan gabar firconi u gudan maxase ka dhigya ninka inu xaska bigrajabin wayo ma la dhihi kara dareenka ay ku yar ama cimrigisa seego ayu ku dhamaystay ama sabab kale aya jira faldan jawab fahfahsan.

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga
Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Jawaabta:

Bikaarada asliga oo dabiiciga ah waa xuub kahfiif ah oo si sahlan ku jeexmi karo marka wax adag la galiyo farjiga, midda balaastiga oo kale mooyee midaasna naagta marka ay dhasho ayay jeexmaysaa mana reebto galmada ninka iyo naagta.

Laakin naagta marka la tolo oo fircooni ay tahay, raga qaar geedkooda kuma jabin karaan bigrada waxay u baahanayaan in dhakhtar loo geeyo gabadha oo losoo furo toliinka.

Taas sababo badan ayaa keeni kara, waxaana ugu muhimsan ninka in geedkiis aad u yar yahay, taasna waxaa u badan raga buuran oo caloosha leh si fiican uma gaarsiin karaa, midda labaad qofka inuu kacsigiisa uu yahay mid daciif ah, bigrada waxaa lagu jabin karaa marka uu geedka si xoog u taagan yahay, midda sedexaad ninka in biyaha dhaqsi ay ka baxaan oo uusan waqti u heli karan bigrajabinta, mar kaste uu geedka meesha saaro biyaha ayaa kasoo fakanaya wuuna ka damaa geedka marka ay biyaha ka baxaan, taas waxaa u badan raga siigada badsaday.

Laakin qofka caadiga ah oo caafimaadka qaba oo geed macquul ah qaba wax lama aha inuu gabar fircooni bigrajabiyo.

 

The natural vagina is a membrane that can easily tear when a solid material is inserted into the vagina, except for the plastic one and the woman tears when she gives birth and does not prevent sex between a man and a woman.

But when the woman is sewn and she is a Pharaoh, some men cannot break their trunk. They need to take the girl to a doctor and open the stitches.

This can lead to many reasons, and the most important is the man’s trunk is very small, which is more common than that fat men with a stomach can’t get it well, secondly the person’s erection is weak, the fat can be broken when the tree stands strong, the third is that the man’s water goes out quickly and he can’t have time for the crushing, Every time he puts the tree in the place, the water comes out of it, and it drains it from the tree when the water is out. This is more common for men who have increased their blood.

But the average healthy person who has a reasonable tree does not have anything to do with a pharaoh’s daughter.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More