Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin

Su’aasha:

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin.

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin
Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin

Jawaabta:

Iyada weydii sababta ay isu badashay waxaa laga yaabaa wax inay dhibsanayso waxaa ugu fiican inaad kalsooni siido aad waraysato oo aad u muujiso naxariis.

Dumarka waa sida caruurta oo kale waxay u baahan yihiin hadal macaan badan iyo dhaqan wanaagsan haddii ay kalsooni kaa dareento wax kaste way kuu sheeganaysaa. Waxaa jirta dumarka wax badan ayaa dabeecadooda badala waxaa ka mid ah uurka naagta markay uur qaaddo maalmaha ugu horreeya dhaqan ahaan way isbadalaysaa saad ku garan jirtay way ka badalmaysaa, waxaa kaloo badala dhiiga caadada dumarka qaar dhiiga caadada markuu ku dhaco si kale ayay noqdaan, waxaa kaloo badali kara dabeecadeeda masayrka haddii gabadha masayr uu hayo si kale ayay u dhaqmaysaa.

Marka adigaa lagaa rabaa inaad ogaato xaaskaaga oo aad waraysato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More