Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Su’aasha:

Xalay waxaan ku riyooday aniga markaan qubaysanaayo biyo ayaa banaanka dhibtaa markuu qabow noqdo ayaan ku qubaysaataa marka xalay ayaa ku riyoonaa yey inaa meeshii biyaha ahaa aan ku qubaysto caano geel oo macaan ah oo suusac macaan ah dhaansanayo oo aan rabo inaa ku qubaysto riyadaas maxaa waaye mahadsanid

Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo
Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka fogaan doonto jidka xun iyo dambiyada oo aad samayn doonto camal suuban , iyo inaad noqon doonto qof nadiif ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More