Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo.

Ma fahmaysid waxa ay  rafaadka u jecel yihiin.

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?
Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo.

Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii dhammaystiro.

waxaa kaloo ku jira qabyaalad duuggan oo dad gaar ah lagaga danleeyahay in hantidooda lagu dabargooyo.

waxaa ka socda Muqdisho waa aargudsi xoog leh oo dadka lagu siray, dowladnimada.

waxaan macquul ahayn dowlad aan sugi karin amaanka hal magaalo Keliya.

Haddii maanta shacabka soomaali ay ahaan lahaayeen dad daacad ah, Ilaahay wuxuu u keeni lahaa madax daacad ah.

laakin bulshada Soomaliyeed ayaa ah dad isku darsaday xaasidniomo iyo badawnimo.

marka qaraxyada ka socda Muqdisho waa qabyaddii qabyaaladda. wixii aragti aad ka qabto soo qor.

 

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka

 

What happened to the Mogadishu bombings?

When you look at the people of this Somali country, they are amazing.

You don’t understand what the rafts like.
There is no or little Somali person who agrees to be honest.

The explosions in Hamar are planned explosions that are meant to be completed in Somalia.

There is also an old tribe in which certain people are interested in confiscating their property.

Mogadishu is undergoing a strong retaliation against the people.

It is impossible for a state that cannot wait for the security of one city Alone.

If the people of Somalia were honest today, Allah would have brought them an honest head.

But Somali society is a mixture of jealousy and jealousy.

When the explosions are taking place in Mogadishu, it is a poor place. Write down what you have of your opinion.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More