Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin
Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed.
dil iyo dirir ayay isku hayaan.
marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay.
sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay.
