Photos of corn crops from farms in Afgoi beeraha Afgooye sawirro
Maize pictures in Afgoi
Maize crop agriculture is basic in Somalia, especially in the Afgoye city

beeridda gallayda waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu muhimsan soomaaliya, beeraha afgooye marka aad tagto waxaad arkaysaa arrimo aad ku farxayso, sawiradan ayaamaanta wax badan kaaga baxayo.
dalka soomaaliya waa hodon laakin wuxuu la’yahay dad ka faa’idaysan kara.
sawirada afgooye beeraha afgooye ila arag, dadka beeralleyda sidey u shaqaynayaanmaanta ila eega.
dad dega afgooye waxay caan ku yihiin beeraha , afgooye waxaa lagu beeraa badarka intiisa badan
sida galleyda , masigada, digirta, sidoo kale furudka sida mooska babaayga cambaha isbaandheeska, qumbaha,
marka waxaa laga rabaa dadka soomaaliyeed, iney aad ugu dadaalaan dhulkooda si ay uga faa’idaystaan khayrka Ilaahay ku mannaystay soomaaliya.
Corn farming is one of the most important things in Somalia, when you go to Afgooye farms, you will see things that make you happy, these pictures will make you happy today.
Somalia is rich but it lacks people who can benefit from it.
See the pictures of Afgooye farms with me, see how the farmers are working with me today.
The people of Afgooye are famous for their agriculture, Afgooye is where most of the grains are grown
such as corn, millet, beans, as well as fruits such as bananas, papayas, mangoes, coconuts,
