Qaababka uu yeesho ereyga Pain ee afka English
Waxaa jira sarfi wax la dhaho waxaa laga wadaa ereyga siduu isu rogrogayo, taasna waxaa sabab u ah siyaado iyo naaqus baa lasoo gudboonaada, barashada afafka waxa sahalka ka dhiga waa taas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sidaa lagu baran karo, waana qaabka ugu fiican oo lagu barto af qalaad:
Pain |
Xanuun |
Pained |
Xanuunsanaya |
Painful |
Xanuujinaya |
Painfully |
Si xanuun leh |
Painless |
Aan xanuun lahayn |
Painlessly |
Si aan xanuun lahayn |
Painkiller |
Xanuun joojiye |