Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo

Riyada:

Asc shekh baaraka allah fiik
Waxaan ku riyooday aniga iyo waxaa wada soconaa 2 carur aniga dhalay midna hal sano iyo 8 bil jira.
Gabadhana 8 sano jir ah.
Kadib waxaa horteena ah bad hirkeeda xoog badan yahay.
Wiilka yaraa ee sanada iyo barka jiray baa naga cararay oo bada naga galay
Gabar aan aqoon ulaheen baa iyadana nagu soo oraday oo ineey nacaawiso rabto oo wiilka Nala sooqawato inaa orodka ku jirna hirka xoogiisa wiilka weysoo tuurta meel kale ku soo tuurtay kadib wiilka biyihii kale asoo ku xaqban rabaa gabadha aan dhalay qawatay wiilka laabta aan geliyey gabadhi inee nacaawiso utimid waxaan dhahay adne laabta geli maadaama inaa garab nasiiso utimid

Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo
Riyada cunug aan dhalay badda ku dhacayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa digniin lagaaga digayo arrin dhibaato leh.

Ka fogow goobaha laga yaabo inaad dhib kala kulanto.

Laakin wax dhib ah kuma soo gaarayo adiga iyo ilmahaagaba.

Ku dadaal inaad akhrisato quraanka iyo ducooyinka.

 

Halkan ka daawo riyada hirka oo faahfaahsan

 

The dream indicates a warning about a problematic matter.

Stay away from places where you may encounter trouble.

But no harm will come to you or your child.

Try to read the Quran and pray.

Leave a Reply