Why the politician looks like a monkey Siyaasadda waa wax yaab badan qofka siyaasadda ku jira wax uu ka naxaayo ma jiraan wuxuu beeciyaa wixii kasoo hor baxo waxaa u daran keliya lacgtaas wuxuu ku gabbaanaa mar kasta hadalo wadani ah waa wax bulshada lagu siro mar kasta qofka kasta siyaasi ah wuxuu sheegaa inuu […]
