Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn Fasirka: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn se aan garanayay markii oon leeyahay America dhulku waa halis wuu kula dumi karaa ama sidii los Angeles ayay guban kartaa 2Waxaan u tagay habo gurigeeda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Riyada: Sheikh marwo ayaan ahay waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal ninkaaga aad la gali doonto waxyna u eg tahay adiga inaad ku xadgudbayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii dhib gurigaaga ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan

Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan Riyada: Asc Sheikh waxaan kuriyooday Dayaxa (bisha) oo full 🌕 ah oo iftiimeyso kabacdi wuxuu saan ugu soo tagnaa filaar wuxuuna usoo jeeday hoos inuu soo dhici rabo camal anigana waxaan ku dhahay familka soo orda guriga galayna yuu noo kasoo dhicin filaarta Sheikh isoo fasir Fasirka: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro Riyada: Jacelke hore oo kalatakne aya kuriyode ani iyo asiga bashaleno gol kuwada jirno marka sodamesane oo bixi rawo aya hoyo albabka sogaracde asiga wagari ayada albabka kafure sas aya ugubixi albabka. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir cusub ama inaad is arki doontaan adiga iyo wiilkaas. Laakin arrintaas […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo Riyada: Asc waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo shekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hadal been oo dadka dhibanayo inaad ku hadli doonto. Waa hadal qalbiga jabinaya oo aad ku hadli doonto. Iska ilaali inaad ku hadasho hadal xun   Halkan ka daawo fasirka riyada timaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa Riyada: Sheikh waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa oo walaalkay bay dishy aan leeyahay maxay noqon kartaa. Fasirka: Waa naag cadow kugu ah oo aan ku rabin waxaa laga yaabaa inaad isla dooddaan Waliba waxay rabtaa ninkaaga inay xiriir […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo Riyada: Waxan ku riyoodaa iyadoo rag badan raban inay qassab igu kufsadan anna aan ka ordayo xalkaan u ordaba iyagoo badan haddana ay i eryanayaan kolba markalena waxan ku riyoodaa iyadoo qassab nin rabo inuu igu guursado ogolaansho la’aantayda oo uu qassab igu guursanayo oon anna diidanahy ma garanayo […]