Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye

Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye Riyada: Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye labo xabo isla eg waaye saxarada midabkeda wax cad cad ayey lahed saxarada qaleel ayey ahed kadibna maro ayan korka ka saray musqusha ayan ku soriday Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa culeys weyn […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada moobeylka oo lagaa dafayo

Riyada moobeylka oo lagaa dafayo Fasirka: Sheikh waxan ku riyooday meel dad badan jogaan in Gabar Yar mobilkeyga Iga amaahaneyso kadibna wa la carareysaa qaab xatooyo ah wan bursanaa wada toos ah wan bursanaa ilaa an gari waayo, kadib aad u murugonaa waliba wan oynaa, wa maxay xatooyada oo an qofka arkayo..? wana Gabar lakin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo Riyada: Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo laakin dad ku dhibaateyse Fasirka: Riyada duufaanta xogga badan waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn inay ka dhici doonto meesha aad joogto Waxayna u eg tahay adiga inaad ka badbaadayso dhibaatadaas, riyada waxay noqon kartaa arrin weyn in lagaaga digayo. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo Riyada Riyada 1aad Sc sheekh waxaan ku riyooday anoo ah  macalimad school aan dhigi jiray waan ka maqnaa maalmo markaan imi waaxaan soo qaatay liinmacaan iyo nacnac waxaan ugu imi class macalimad leh maxaa lacag la,aan ka dhigay meesha school lama ogola in lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay

Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay Riyada: Sc sheekh ii fasir riyodan Waxaan u tagay habo gurigeeda oon leeyahay way ka soo guurtay gurigeedi hore  habo ayaan salaamay waxay igu tidhi guri duug ah weeye se waa balaadhan yahay gurigu waan soo dawaday guri qolol kiisu ay waawayn yihiin se aan cusbayn qolka hurdada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda Riyada: Sc sheekh wxn ku riyooday jmcada ayaan dhigtaa anaga oo safar u baxayna hadan iyadoo safr jmacadeed yahy family ga ila socday aniga keligy bus bn raacaynay wx la idhi inamdu ha hor koraan wey Korean kadibna laba walaalahy ah laga tegya wana ku qeyliyay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota Riyada: Asc wll!! Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota waxan ahay gabar guur soo martay walaal i fasir riyada?? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil aad kala kulmi doonto guriga waxaa dhici karta dad adiga ku dhibayo inay jiraan oo aan wanaag kula rabin Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taxdar […]