Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo Riyada: Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo laakin dad ku dhibaateyse Fasirka: Riyada duufaanta xogga badan waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn inay ka dhici doonto meesha aad joogto Waxayna u eg tahay adiga inaad ka badbaadayso dhibaatadaas, riyada waxay noqon kartaa arrin weyn in lagaaga digayo. […]
