Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada faaska aan gabar kasoo qaadanayo

Riyada faaska aan gabar kasoo qaadanayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo baaraya faas aan ku oodo ari oon ku soo jaro oodo Marka waxaan u tagay gabadh aan darisnahay waxaan ku iri faas isii agteedana waxaa yaalay faasas badan oo bilaa afa markaas,ayay igu tiri mid ka qaado Ana waxaan iri kuwani wax iima […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilmo lumay iyo shinbir cad

Riyada ilmo lumay iyo shinbir cad Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga wiil yar aan dhalay waayay oon doonayo markaas ayaa shinbir cad hortayda ka kacay isaga oo duulaya Ana waan daba orday shinbirkii anoo moodaya wiilkii aan waayay inuu yahay kadib shinbirkii wuxuu galay baraag biyo ka buuxaan markaas ayaan ogaaday wuxu inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday

Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday Riyada: Asc Waxa aan ku riyoday anigoo arkaya in uu xanuun ku soo booday duqa magaalada (maayor) isagoo jioga guriga habo qolkeeda hurdada dadkii ayaan u yeedhay wala qaday dhakhtar aya la geeyay waan ka daba tagay waxaan dhexda ku arkay inan aan wada shaqayno ina Mari u tagne ayaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye

Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye Riyada: Waxan ku riyoday labada lugod dhaxdeda saxaro tasho saxarada adeeg waaye labo xabo isla eg waaye saxarada midabkeda wax cad cad ayey lahed saxarada qaleel ayey ahed kadibna maro ayan korka ka saray musqusha ayan ku soriday Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa culeys weyn […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada moobeylka oo lagaa dafayo

Riyada moobeylka oo lagaa dafayo Fasirka: Sheikh waxan ku riyooday meel dad badan jogaan in Gabar Yar mobilkeyga Iga amaahaneyso kadibna wa la carareysaa qaab xatooyo ah wan bursanaa wada toos ah wan bursanaa ilaa an gari waayo, kadib aad u murugonaa waliba wan oynaa, wa maxay xatooyada oo an qofka arkayo..? wana Gabar lakin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo Riyada: Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo laakin dad ku dhibaateyse Fasirka: Riyada duufaanta xogga badan waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn inay ka dhici doonto meesha aad joogto Waxayna u eg tahay adiga inaad ka badbaadayso dhibaatadaas, riyada waxay noqon kartaa arrin weyn in lagaaga digayo. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo Riyada Riyada 1aad Sc sheekh waxaan ku riyooday anoo ah  macalimad school aan dhigi jiray waan ka maqnaa maalmo markaan imi waaxaan soo qaatay liinmacaan iyo nacnac waxaan ugu imi class macalimad leh maxaa lacag la,aan ka dhigay meesha school lama ogola in lagu […]