Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno

Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno Riyada: Waxa ku riyooday cunug xanuunsan anagow wadno ani iyo walashey ayaa isla geyneyno pharmacy daawo qasan ba u wadna o lenhy xafdda ku so qasnay o waku duri weynay markas ba le weyina dawa hebel maku dartay magacedane ma xasusto midda maku dartay le dhahyo lkn […]
Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday

Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday Riyada: Asc Waxa aan ku riyoday anigoo arkaya in uu xanuun ku soo booday duqa magaalada (maayor) isagoo jioga guriga habo qolkeeda hurdada dadkii ayaan u yeedhay wala qaday dhakhtar aya la geeyay waan ka daba tagay waxaan dhexda ku arkay inan aan wada shaqayno ina Mari u tagne ayaan […]
