Su’aasha: Waxaan markasta ku riyooda aniga iyo xafadena ooka guureyna gurigena oo balanbaleyna. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kuu soo dhow yahay xagga noloshaada, wuxuu noqon karaa safar ama guur ama shaqo fiican, guud ahaan riyada guriga laga guurayo oo guri kale la degayo waa riyo astaan u ah isbadalka qofka noloshiisa lasoo […]
