Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay

Su’aasha: Asc Allah macak 1 waxaan ku riyooday xalay anoo dad odayaal ahi ay aad ii amaanayaan ninkaasi waa fariid iyo hadalo kaloo amaana 2 gabadh yar oon qaraabo nahay ayaa igu riyootay anoo fooqyo dhaadheer leh oo gaadhi aad u qaaliyoo ferari ah oo nooca daaqaduhu sida shinbiraha u furman ah ayaan waxaan ku […]
