Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan

Su’aasha:

Ninka cafimad ahaan gabadha haday ka sara marto xiliga galmada cafimaad daro mu ka qaadaa, dumarka sidaas ka helo ninka inay ku kor fariistaan mala dhihi karaa nafsiyan ayay u jiran yihin kama helan ninka iyaga inuu ku kor seexdo raaxada way ku dareman inay iyaga korka ka fulan.

Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan
Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan

Jawaabta:

Qaabka oo ah ninka inuu seexdo oo xaaska korkiisa ay ku fariisato waxaa lagu tiriyaa qaabka ugu xun raaxada sariirta, waxaa ka dhalan karta halis daran.

Daraasadad la sameeyay waxaa lagu ogaaday in rag badan oo xubinta taranka ay jabtay waxaa isweydiin mudan malaga yaabaa geedka ninka inuu jabo?!
Xaalada jabitaanka geedka ninka waa xaalad caan ka ah xagga caafimaadka waxaana keena ninka geedkiisa oo si xoog u kacsan inuu ku dirsado meel adag markaas wuu laabmayaa xanuun ayuu qofka ka dareemayaa oo maalmo dhan soconaya waxaa loo yaqaanaa xaaladaas afka ingiriiska “penile fracture” tarjamada oo ah “jabitaanka guska”.

Ibnulqayim oo ka mid ah culimada muslimiintii hore ayaa sheegay in qaabka naagta ay ka saraynayo ninka uu yahay qaab khilaafsan fidrada, waxaa ka imaan kara qoyaan oo ninka ka galayo oo kasoo baxay naagta farjigeeda oo keeni kara dhibaatooyin iyo balbal.

Waxaa laga yaabaa dumarka sidaas ku dareemo raaxada inay iska dhaadhicyeen ama ay maqleen inay sidaas raaxo leedahay, ama inay yihiin haween ay ku jirto rag ka sarreyn oo aaminsan raga inay dumarka ka sareeyaan markaas ayay dareemaan inay nimanka hoosta galiyeen oo iyaga ka kormaray waa wax nafsi ah.

Haweenka Sidan Bay Ugu Kala Duwan Yihiin Raaxada Sariirta

Galmada Ugu Mac Ee Raaxo Badan Siin Karta Dumarka Maxay Tahay?

Sidee Layskaga Joojiyaa Daawashada Kilibyada Galmada

 

The way a man sleeps with his wife sitting on top of him is considered the worst way to enjoy sex, and it can be very dangerous.

Studies have shown that many men who have broken their penises are wondering if their penis could be broken?!
The condition of a man’s penis breaking is a common health condition and causes a man’s penis to be strongly aroused and then bends, causing pain that lasts for days. This condition is known in English as “penile fracture” which translates to “penile fracture”.

Ibnul-Qayyim, one of the early Muslim scholars, said that the way a woman lies on top of a man is a way that is contrary to the fitrah, as it can cause moisture to enter the man and come out of the woman’s vagina, which can cause problems and embarrassment.

Perhaps women who feel this way feel better because they have been exposed to it or have heard that it is so comfortable, or because they are women surrounded by superior men who believe that men are superior to women, so they feel that they have put men below them and are above them. It is a psychological thing.

Leave a Reply