Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Su’aasha: Teeda kale hooyo aya iyana ku riyoota Walashey oo meel banaan eh ido ku ilalineso lax yar aye kaso qadate mel ayena ku xirate waxena aragte walashey oo ilmo yar sida markasey dhahde intan oo shaqo miye isku qaba karta weena so wadate marke so bixi rabte buur aye noqotay wadadii Jawaabta: Riyadan waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa

Su’aasha: Riyo kale aya arke anigo dawanayo video yaranteydi eh oo dhahayo walashey nolol islama soo qaadan hadane waxan arke sawiro anigoo aroos eh walashey wan ka wayay dhaman sawiradi waan ooye markas ayan sujuday anigo u ducena inu ilahey dhibatada ka saro walashey. Marti aya ii jogte maraq baradho ayey hooyo wax ku siisay.. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaasha oo looga digayo naag ay la nooshahay

Su’aasha: Asc sheikh sanadkan waxan arka ine riyooyinkeygu ey soo badanayaan tasi maxey tahay aya les dhihi karaa jazakaallh . Xaley ayan ku riyoday walashey oo mudo badan ana is arkin aya ii tima waxan dhahay naagtaas qiyaanadeeda qiyaanadeeda goorme fahmi doontaa wax ey ku reebatay maleh nagtaas waa mida ey la nooshahay wey ooysay […]

Categories
Caafimaadka Health

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib Su’aasha: Waxan soo kacaa marar qaar indhaha oo so daran u guduudan iyadoon jirin daaf iyo fin marka guudashada isha maxaa sabab u ah maxaana daawo u ah mahadsanidin. Jawaabta: Guduudka indhaha wuxuu ka imaanayaa xididaha yaryar oo isha dhex mara oo dhiigga usoo qaada, waxaa jira cadaadis […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda Su’aasha: Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda inu ruuxa awoodin maxa lugu garan kara qofka da’da yar lakin siigada ay dishay isaga miyuu awooda? Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa awoodda qofka uu leeyahay,  qofkii jirran  oo kallaiyaha […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan

Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan Su’aasha: asc wllo waxn iheysta dhibatada malaha xun waliba saaid waxkaste nolosheyda kusabsan waxa idhahda armu sida noqda tusale imtixan natijadisa okle halka khyr ka filan la wax uunba idhahayo wad dhacaysa xaga wangsan leyma ogolaba waxkaste rabi weydisto wax idhahyo sida ma ku noqonayan wax anan rabin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar sedex riyo yaab badan ku riyootay iyo fasirkooda

Su’aasha: asc wll wan idin salamay wxd iii fasirtan waxan ku riyoodey meel waxbarsho hablo badan joogay macalinki ayaa quraan shidey agtisan fadhiya anigo laba hablod .quranki maqley ayanqeyliyey sida gabdhah jin ku jiro waxn daren sana niyada iska lahaa jin kuguma jirin wax maxay wn xanunsdey hablo aya cinjir ama sheygan plasica kla baxa […]