Categories
Caafimaadka Health

Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano

Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano Su’aasha: Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano waxaa doonaya in aan iska dhaafo waxaan rabaa in ogaado mudda aan ka kabsan karo cadadaas xun. Jawaabta:   Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay iyadoo faahfaahsan waxaad ka raadin kartaa webka daruur. halkaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada aad ayaan uga naxsanay maxad keni donta waxan arkay warqad cad oo dhaxda uga qorantahy 67 sida sacad cml marba number aya kuso darsomaya ane waxan is laha 70 wax yar aya kaga dhiman waad guleysatay ayan is laha anigo kaligey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Webka Daruur waa adeega shacabka loogu kalsoonida badan yahay Waananu jecel nahay Allah macak Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah oo leh dhibco dhibco sida laa dhuuda ah oo tusaya oo iyaguna LA yaabay oo ay qireen aadna waan ugu faraxsanaa Allah mahadleh. Jawaabta: Qofkii dheeman riyo ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Webka Daruur waa adeega shacabka loogu kalsoonida badan yahay Waananu jecel nahay Allah macak Waxaan ku riyooday anoo ay ila soo hadashay gabadh aabaheed xanuun Sanaa oo ay igu leedahay si dhakhso ah noogu kaalay Ana aanku idhi Haye Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in xaaladda qofkaas bukan isbadal lasoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo

Su’aasha: waxan ku riyooday anoo ku qubaysanaya gurigayga hortisa waana qaawanaa dhaman jirka oo dhan qolka albaabka guriga u dhow waxa joogay dumaashigay ninkayga walalkisa iyo xaaskisa oo meesha fadhiyay aniga waa la yabanaa sidee ugu qobaysanaa meel aan musqul ahayn iyo mel yaab badan dad hortooda boqada dabada wuxuu u ekaa inuu soo bararsan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Su’aasha: Asc bahada daruuro waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga oo sariir waxaan no yimid 2 nin oo saaxiibadii oo marhore ugu dan baysay mid ani waan garanayay midka kalana isaga garanayay wayna isa salaameen iyagoo idku bururay wayna noo keeneen hadiyayad ani kabo dumar aad u qurxan isagana macawis waxana lahaa ani kabahan waligay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo socdo wadada waxan ka imaday waxbarashada waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo waxan is dhahay qofkan wu waalanyahe intusan ku arag ka orod wa so orday waxan arke naag wadada mareyso waan raacay dhinaca ani aan u […]