Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado Halkan waxaad ka baran kartaa dhowr xiriiriye afka ingiriiska. Waxaa la adeegsanayaa marka weer la dhisayo. halkan ayaad ka ogaan kartaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali. Marka qofka si sahlan ayuu ku baran karaa afka ingiriiska. Xaaladda afafka marka la baranayo waxaa aad loo bartaa […]

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo Afka ingiriiska xarafka”g” haddii kalmadda uu ugu horreeyo oo  xarafka “u” uu ku xigo xarafka “u” laguma dhawaaqo. Waa laga  tagayaa. laguma dhawaaqayo. Sida la og yahay afka ingiriiska la mid ma aha qoraalka af soomaaliga. afka soomaaliga waxa lagu dhawaaqayo waxay […]

Sababta wanka uu ugu garaaco madaxa geed ama darbi iyo daawada

Tixriga ku dhasha sanka ariga

Sababta wanka uu ugu garaaco madaxa geed ama darbi iyo daawada Waligaa ma aragtay wan madaxiisa ku garaacayo geed ama darbi? Haddaad sidaas ku aragto waxaad ogaataa inuu ku jiro sankiisa tixri oo ka dhasho gudaha sankiisa xagga maskaxda. Wuxuu u keenaa cuncun daran. Markaas wuxuu bilaabaa inuu madixiisa ku garaaco geedaha ama gidaarada. Waxaa […]

Xasan Sheekh burburka uu u geysanayo shacabka tabaalaysan

Xasan sheekh iyo xamar

Xasan sheekh wuxuu noqday qof shacabka guryaha ka dudumiya asoo sheeganayay nabad iyo hormar inuu dalka u keenayo markii la dooranayay. Sida la og yahay, Xasan sheekh markuu Farmaajo madaxweynaha ahaa wuxuu ka mid ahaa dadka aad uga soo horjeeday inuu waqti ku darsado. Wuxuu iska dhigayay qof u adeegayo bulshada soomaaliyeed. Laakin wuxuu noqday […]

Barakaca magaalada Muqdisho iyo duduminta guryaha shacabka

xamar

Driving around #Mogadishu these days is painful.The scale of forced evictions and displacement practiced by the government is unprecedented.Never before has this city witnessed such a level of mass land grabbing by the people who were supposed to protect the city. Those responsible for this madness must be held accountable.

Gabar muuqaal kasoo duubtay Wadada garoonka Muqdisho biyo badan fadhiistay

roobka xamar 2026

Xamar biyo badan ayaa dadka ka reebay meelaha qaar inay aadaan, tan waa waddada garoobka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo waddadiisa biyaha ay xireen. waxaad ka arki kartaa sawirada iyo muuqaalkan laga soo duubay. Taas waxay tilmaamaysaa wax dowlad la dhahaayo inaysan ka jirin dalka. waayo dowladda waxay dhistaa dalka. waxaana ugu muhiimsan waddooyinka. gaar ahaan […]

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

Xamsa waxay ahayd gabar buuran oo shilis ah, marka la guursaday way sii buuratay, Xamsa waxay ahayd gabar aad u wahsi badan. Waxay aad u jeclayd cuntada, dumarka zabta ka helo ayay ahayd. Maantoo dhan waxay iska rabtaa inay jiifto. Ninkeeda markuu shaqada aado oo uu guriga usoo laabto. mararka qaar wuxuu imaanaa iyadoo wali […]