Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo
Afka ingiriiska xarafka”g” haddii kalmadda uu ugu horreeyo oo xarafka “u” uu ku xigo xarafka “u” laguma dhawaaqo.
Waa laga tagayaa. laguma dhawaaqayo.

Sida la og yahay afka ingiriiska la mid ma aha qoraalka af soomaaliga.
afka soomaaliga waxa lagu dhawaaqayo waxay ka muuqdaan qoraalka.
laakin ingiriiska wuxuu khilaafaa qaacida qoraalka afafka dunida oo dhan lagu og yahay.
Waxaa tusaale u ah ereyda ku xusan jadwalkan
Ereydada ingiriiska waxaa loo tarjumay af carabi iyo af soomaali.
| English | Somali | Arabic |
| guard | waardiye | حارس |
| guess | qiyaasaya | يخمن |
| guilt | dambi | ذنب |
| guilty | dambiile | مذنب |
| guide | hagaya | يرشد |
| guild | urur | نقابة |
| guitar | qataaro | غيتار |
| guys | rag | رفاق |
Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo
How to pronounce the letter U when followed by the letter G in English
In English, the letter “g” if it is the first word and the letter “u” is followed by the letter “u” is not pronounced.
It is left out. It is not pronounced.
As is known, the English language is not the same as the Somali language.
In Somali, what is pronounced is what is seen in the text.
But English differs from the writing formula of languages known throughout the world.
Examples of the words mentioned in this table
The English words have been translated into Arabic and Somali.
