Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah

Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah

Su’aasha:

Waxaan ahay gabar 31 jir ah ninkeyga muddo ayaan is qabnaa oo garaysa afar sano, waxaan ku arkay sanadahan dambe inuusan kahelin raxada sarirta, aniga kaliya ayaa dalbanayo hadii anka amuso ima soo radsado wax kaste wan sameeyay si kaste wan isu qurxiyay, waxan ugu shakiyay naag kale inuu wado lakin markan baaray taas ma jirto,

wuxuu igu dhahaa jacaylka galmo kaliya ma aha wax kaste i weydii waan ku siinayaa laakin aniga kama helo galmada badan marka ila taliya maxaan sameyaa waxaan ka baqayaa inaan xuman galo waayo waxan ahay qof dareen badan leh mararka qaarki hordo maiga timaado habeenkii oo dhan waan soo jeedaa raga oo dhan sidas miyaa

Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah
Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah

Jawaabta:

Dadka way ku kala duwan yihiin dareenka galmada rag waxaa jira sida aad sheegtay ah iyo rag dareen badan oo u baahan habeen kaste, taas waxyaalo badan ayay u noqon kartaa.

Adiga ninkaaga hadduu meelaha kale ku fiican yahay, isku day inaad si wanaagsan ula hadasho oo aad ka dalbato wixii aad u baahan tahay, baahidaada u sheeg xishood idinma dhex yaalo, waxaa laga yabaa inay hayaan wax nafsi ah, wareyso waxa uu u diidayo raaxada  sariirta, saaxiib ka dhigo ninkaaga, waligaaga haku fikirin inaad nin kale raadiso waayo sano marka aad gasho khasaaro aduun iyo akhiro ayaad lugaha la galaysaa, marka waxaa kaloo aad samayn kartaa ninkaaga inuu ku dadaalo malabka iyo saliid seytuun iyo loos iyo avokaado iyo  kalluunka cuntooyinka raga kiciya ugu roonow niyadda u dhis is fahma, Ilaahay u baryi inuu kuusoo hagaago, wax kaste haddii Alle idmo wuu kuu toosi doonaa.

 

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

 

People are different in sexual feelings men there are as you said and more emotional men need every night, that can be a lot of things for them.

If your husband is good in other places, try to talk to him well and demand what you need, tell him your needs there is no shame among you, they may have something psychological, interview what he denies him the comfort of bed, make friends with your husband, never think about looking for another man because for years when you go into worldly loss you will go on your feet, When you can also make your husband strive for honey and oil, and olive oil, and aloes, and fish, and fishes, foods that arouse men, and build up your mood and understand each other, pray that Allah will make you better, if Allah wills, He will guide you to everything.

 

مقامات العاشق
والعاشق له ثلاث مقامات: مقام ابتداء، ومقام توسط، ومقام انتهاء.
فأما مقام ابتدائه: قالوا: يجب عليه مدافعته بكل ما يقدر عليه، إذا كان الوصول إلى معشوقه متعذرا قدرا وشرعا، فإن عجز عن ذلك وأبى قلبه إلا السفر إلى محبوبه – وهذا مقام التوسط والانتهاء – فعليه كتمانه ذلك، وأن لا يفشيه إلى الخلق، ولا يشمت بمحبوبه ويهتكه بين الناس، فيجمع بين الشرك والظلم، فإن الظلم في هذا الباب من أعظم أنواع الظلم، وربما كان أعظم ضررا على المعشوق وأهله من ظلمه في ماله، فإنه يعرض المعشوق بهتكه في عشقه إلى وقوع الناس فيه، وانقسامهم إلى مصدق ومكذب، وأكثر الناس يصدق في هذا الباب بأدنى شبهة، وإذا قيل فلان فعل بفلان أو بفلانة، كذبه واحد وصدقه تسعمائة وتسعة وتسعون.
وخبر العاشق المتهتك عند الناس في هذا الباب يفيد القطع اليقيني، بل إذا أخبرهم المفعول به عن نفسه كذبا وافتراء على غيره جزموا بصدقه جزما لا يحتمل النقيض، بل لو جمعهما مكان واحد اتفاقا؛ لجزموا أن ذلك عن وعد واتفاق بينهما، وجزمهم في هذا الباب على الظنون والتخيل والشبه والأوهام والأخبار الكاذبة، كجزمهم بالحسيات المشاهدة، وبذلك وقع أهل الإفك في الطيبة المطيبة، حبيبة رسول الله – صلى الله عليه وسلم -، المبرأة من فوق سبع سماوات، بشبهة مجيء صفوان بن المعطل بها وحده خلف العسكر حتى هلك من هلك، ولولا أن تولى الله سبحانه براءتها، والذب عنها، وتكذيب قاذفها، لكان أمرا آخر.
والمقصود: أن في إظهار المبتلى عشق من لا يحل له الاتصال به من ظلمه وأذاه ما هو عدوان عليه وعلى أهله، وتعرض لتصديق كثير من الناس ظنونهم فيه، فإن استعان عليه بمن يستميله إليه، إما برغبة أو رهبة، تعدى الظلم وانتشر، وصار ذلك الواسطة ديوثا ظالما، وإذا كان النبي – صلى الله عليه وسلم – قد لعن الرائش – وهو الواسطة بين الراشي والمرتشي في إيصال الرشوة – فما ظنك بالديوث الواسطة بين العاشق والمعشوق في الوصل، فيتساعد العاشق والديوث على ظلم المعشوق وظلم غيره ممن يتوقف حصول غرضه على ظلمه في نفس أو مال أو عرض، فإن كثيرا ما يتوقف المطلوب فيه على قتل نفس يكون حياتها مانعة من غرضه، وكم قتيل طل دمه بهذا السبب، من زوج وسيد وقريب، وكم خببت امرأة على بعلها، وجارية وعبد على سيدهما، وقد لعن رسول الله – صلى الله عليه وسلم – من فعل ذلك وتبرأ منه، وهو من أكبر الكبائر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More