Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

A Ugandan woman who assaulted her husband because she was deprived of Intimate relationship

Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir  ah ka jartay xaniinyaha.
Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay.

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay
Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, iyaduna waxay soo laabatay 10 -ka habeennimo, isagoo hurdaya intay mindi af badan usoo qaadayay ayay ka gooyasay qooraha iyadoo uga dhigayso ciqaab, wayna carartay, isbitaal ayaa loo qaaday ninka asoo xaaladdiisa ay khatar tahay oo dhiig badanna ka socda.

dumarka qaar waa cadow guriga kuu joogo, naag caqli leh ninkeeda sidaas kuma samayn karto. ninkeeda agteeda wuxuu ka yahay wax alaab oo kale ah siday doonto ayay ka dhigaysaa naagta marka ay doqon tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More