Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Su’aasha:

Asc ninkayga wuu riyoodaa riyada ayuu ku biyabaxaa waxan maqlay ninka haduu naag qabo riyo kuma biyabaxo, mar waxa dhacday habeen intaan galmo samaynay markaan seexanay riyo ayuu arkay markaas ayu biyabaxay anigana waajibkayga waan kasoo baxaa ma ihi dumarka raga sariirta ku canaada ama u diida oo ninka asoon waxba samaynin seexda, marka arintan ii caddeeya sabata uu ugu riyoodo nin xaas leh galmo maxay tahay.

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo
Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Jawaabta:

Waxaad ogaataa raga inaysan isku mid ahayn, niman waxaa jira iyagoo xaas leh isku junuuba wax dhibna ma laha, taas waxay u noqonaysaa hormuunada raganimada oo isla markii awoodda ninka soo dedejiya, raga qaar marka ay galmo sameeyaan waqti yar kadib awood ayay u yeelanayaan inay mar kale biyabaxaan, qaarna waxaa laga yaabaa hal maalin ama ka badan inay awooddooda kusoo ceshtaan, sidoo kale waxay u noqonaysaa arrintaas tayada cuntada uu qofka cunayo, guud ahaan wax dhib ma laha hadday dhacdo arrintaas.

 

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

 

Waxaa la rabaa inuu iska yareeyo cuntooyinka soo socda:

 

Meats  / hilib
Meat of all kinds is one of the most important sources of zinc, which provides the body with most of its daily needs,
Oysters
The types of shellfish vary and vary in the amount of zinc available in them, but in general they are one of the most important sources of zinc, and this applies significantly to other fish products rich in omega-3, zinc and other minerals important to the body,

Nuts / loos iwm
Nuts are multi-beneficial nutrients that contain a large number of nutrients, triglycerides and minerals, including zinc.

Eggs / ukunta
Eggs are also rich in zinc and other minerals and vitamins necessary for the body, and also contain calcium, proteins and fats in large quantities, not to mention containing choline, which is one of the rare elements necessary for the body

There is no doubt that vegetables are one of the most important elements to include in the daily diet, as they contain reasonable amounts of zinc in addition to a large range of other essential vitamins and minerals,
Dark chocolate / shululaatada madow
Chocolate is a very useful nutrient that contains large amounts of zinc and other minerals, but it contains high calories, so it is preferable to rely on dark chocolate more, as a piece weighing 100 grams contains 3.3 mg of zinc

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More