Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya
Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya
Su’aasha:
Garoob aan ahay mudo nin ma arag waxan isku arkaa dareen xog badan oo mararka qaarkooda waxan ku fikiraa inaan nin ku dhaco, mana ka baxo maskaxdayda xataa habeenaha qaarkooda ma hurdi karo hadaba maxa talo aad i sinaysan mahadsanidin.

Jawaabta:
Dumarka marka lasoo furo caadi ahaan qaarkooda shahwada badan kacsiga badan waxay ku fikiraan galmo, qaar ninkoodi hore qaarna niman aysan garanaynin iyo niman ay garanayaan.
Marka fikirka galmada dumarka wuxuu ka dhashaa dareenka badan iyo fikirka galmadii hore aad samaysay iyadaa kugu soo laalaabanayso marka waxaad kaga bixi kartaa inaad wax kale isku mashaquuliso waxaana ugu fiican inaad nin kale ama ninkii hore aad guursato oo aad noloshaada meesha kasii wadato.
Waayo naagaha garoobada way ka dhiirran yihiin kuwa gabdhaha bigrada ah, waayo nin ayay soo mareen marka xumaanta halis bay u yihiin inay ku dhacaan.
Sidoo kale naagta marka ay marxaladan gaarto waa halis kacsiga ayaa ka xoog badin kara.
Marka waxaa talo iga ah inaad guursato nin wanaagsan ood ku degi karto.
Gabadha bikrada farta dhib ma u keeni kartaa
Women when they are usually unprotected semenatively, many sexually are thinking about sex, some ancient men and some people do not know.
When the sexual thinking of the woman develops the most feelings and early sexual opinion you have fell on you so that you can survive about something else and you are going to have any other man or former man.
Because of the trauma is the courageous of the women of the women, because they have experienced iniquity when there is a risk of evil.
Also the woman in this stage is at risk, it is a risk of developing.
So it’s advisable to marry a good man you can stay calm.
Riyada galmada xayawaanka halkan ka daawo