Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar oo cashar fiican siiyay beelaha soomaaliyeed oo isku haysta Magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in dadka ay dhul ka maqan  yihiin laakin reer xamar in dad laga qaatay.

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed
Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

wuxuu ka wadaa gabdhaha reer xamar oo xoog lagu guursaday.

waagii dagaalada sokeeye ay darnaayeen ayaa dad badan oo u dhashay banaadiri ayaa lagu xadgudbay gabdhahooda ayaa la kufsaday hantidoodana waa la dhacay.

marka ninkan wax badan ayuu sheegay oo ku saabsan xaalka magaalada Muqdisho ay ku sugneyd iyo hadda sida ay tahay.

ninkan oo ku nool dalka maraykanka wuxuu kaloo sheegay dad badan oo hawiye iyo daarood inay kusoo galeen maraykanka magaca reer xamar taasoo si qoto dheer u tilmaamayso in ninka meel fog ka cayaarayo.

waxaa habboon inaad daawato muuqaalka oo dhan adiga kaligaaga ka bogso.

 

 

 

Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More