Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa.

nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray

“My friends, I will guard the door during your prayers.”

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay
Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

” Saaxiibayaal  waxaan ilaan doonaa albaabka  marka aad salaadda ku jirtaan”

Gaal kasta moodo marka dad muslin uu laayo islaamka inuu wax u dhamayo waa qof dabbaal ah oo aan taariikda islaamka arkin.

islaamka marka laysku dayo in la xumeeyo ayuu sii faafaa, marka laysku dayo dad muslin ah in la dilo ayaa dad badan islaamka soo galay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More