Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ?

Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ?

Su’aasha:

Asc
waxaan in badan maqli jiray in ay jiraan qaniisiin raga hamiya ilaa ay ka timaado maalintii iigu argagaxa badneed nolosheyda waxaa i damcay wiil aan qaraabo aheyn oo si dhowna aan saaxiibo u aheyn xiliyada duhurka raga dareemahooda ayaa iska kacsan Wuxuu i qabta Xubinka taranka Wuxuu iga codsaday galmo dood iyo naxdin kadib Wuxuu igu qanciyey in aan fadeexeyn balse week dhan ayaan shock-sanaa
waan wareystay in dhab ahaan uu yahay Qaniis Wuxuu iisheegay in Uu yahay Qaniis dhab ah dareenkiisana uu qarsan Karin

In badan oo aan baaray Qaniis nimada waxaa iisoo baxday in Qaniis nimada Biologically ay tahay Wax lagu dhasho oo iska yeel yeel aan aheyn maxaayeelay Ilaahay ayaa Xukumay Qaniisiinta oo sida loo ciqaabi lahaa Badda ayaa loogu hanjabay waxaana halkaas ku cad in jiritaanka qaniisiinta uu yahay wax Soo jireen ah oo aan aheyn sheeko Gadaal dunida lagaga Soo daray maadaama qaniisiintu ay jireen Cahdiga jaahiliyada ee fidnada Hada dunida ka jirtaa aysan

Maxaad kaloo igu biirin laheydeen Bahda Daruur ?

Qaniis nimada maloo dhashaa ?
Qaniis nimada maloo dhashaa ?

Jawaabta:

Nin inuu damco in la fuulo ma aha wax lagu dhasho, Ilaahay wuxuu abuuray lab iyo dhedig waxaa laga yaabaa mararka qaar in helo labeeb wax loo yaqaano, laakin nin raba in la fuulo ma aha wax fidro ah.

Laakin waxaa jirta ilmaha marka ay yar yihiin ayay hallaabaan waxaana halleeya nin xun iyaga inta badan ka da’ weyn, ilmaha marka yaraantiisa la baro in dabada wax laga galiyo dareenkiisa ayaa is baddala, wuxuu noqonayaan qof ka helo in la fuulo qoom Luud sidaas ayay ahaayeen fidarada ayaa ka hallowday.

Waxaas waxay ka soo bilowdaan yaraanta waxaana sabab u ah ilmaha aan la koontaroolin qofka ay la cayaaraan iyo qofka ay raacaan, marka haddii qofka la baro in la fuulo wuxuu la qabsanaa in raaxada ay tahay in isaga wax lagu sameeyo, haddii niman badan ay fuulaan muddo badanna la fuulo waxaa laga yaabaa inuu geedkiisa kacasan waayo oo dareenka oo dhan inuu waayo dareenkiisa oo dhan inuu noqdo gadaal, markaas wuxuu u dhaqmaa sida dumarka, hadduusan diin lahayn wuu muujisanayaa, wuuna difaacayaa sida gaalada hadda ay yihiin, qofkaas waxaa lagaa rabaa inaad ka waaniso falkaas foosha xun.

Markaan usoo laabto labeebka waxa loo yaqaano, labeebka waa qof ku dhasha labo xunin lid iksu ah midda ragga iyo midda dumarka waxaa laga yaabaa labadaba inuu ka kacsado, kutubta fiqiga ayaa aad uga hadashay maxaayeelay axkaam badan ayaa la xiriirta xagga dhaxalka iyo axkaamta xijaabka, kaas waxaa la raacinaa meesha uu badan yahay, hadda samanka aan joogto caafimaadka wax badan ayaa laga ogaaday waxaa laga yaabaa in la daaweeyo wax badan in loo qabto.

 

من وجدتموه يعمل عمل قوم لوط فاقتلوا الفاعل والمفعول به
من وجدتموه يعمل عمل قوم لوط فاقتلوا الفاعل والمفعول به

 

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Qaniisyada maxay isu guursadaan xumaan wayba ku jiraanee

It is not natural for a man to aspire to ride, Allah has created a male and a female and sometimes it may find a similarity, but a man who wants to ride is not a thing of desire.

But there is a child when they are young and they perish and they are trusted by a bad man who is usually older than them. When the child is taught to put something in his tail, his feelings change, he becomes a person who gets to ride a lot of people, so they were the people who lost their lives.

This begins in the background and is due to the child’s uncontrollable person to play with and the person they follow, when if the person is taught to ride he gets used to the pleasure of doing something to him, if many men ride for a long time he may rise up in his tree for all the sense to lose all his sense of being behind, Then he behaves like a woman, if he has no religion, he will show it, and defend it as the unbelievers are now, and that person is required to admonish you for that evil act.

When I return to the so-called folding, the labeeb is a person who is born with two opposite sexes, both men and women may get up from it, the fiqh books have talked a lot about it because many disciplines are related to the inheritance and the rule of the veil, which is followed where it is more common, now that the health is not present a lot has been found out and a lot may be treated for it.

 

 

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:  (من وجدتموه يعملُ عملَ قومِ لوطٍ فاقتلوا الفاعلَ والمفعولَ به)

أخرجه أبو داود (4462)، والترمذي (1456)، وابن ماجه (2561)، وأحمد (2732)

إن من أعظم الفواحش وأخطرها عمل قوم لوط، وهو إتيان الرجل الرجل؛ لما في ذلك من عكس للفطرة السليمة،

وتعد على حدود الله تعالى، وفي هذا الحديث يقول النبي صلى الله عليه وسلم: “من وجدتموه”، أي من علمتم أنه، “يعمل عمل قوم لوط”،

وهو أن يجامع الرجل الرجل في دبره، ونسب الفعل إلى قوم لوط؛ لأنه كان من عاداتهم، واشتهروا به،

ويطلق على الفعل نفسه لواط، و”لوط” نبي مكرم من أنبياء الله عز وجل،

كان قد أرسل إليهم ونهاهم عن هذا الفعل الفاحش، وأمرهم بالحلال من إتيان النساء،

ولكنهم عصوه واستمروا في فاحشتهم؛ فأهلكهم الله عز وجل.
“فاقتلوا الفاعل والمفعول به”، أي: يقتل الرجلان اللذان فعلا اللواط حدا.

قال ابن القيم رحمه الله: لعظم هذه الفاحشة وخطورتها وصف القرآن الكريم مرتكبها من قوم لوط

بأوصاف لم تجتمع في غيرهم من الأمم السالفة،

فقد وصفهم نبيهم لوط بالإسراف

قال تعالى: ‭}‬بَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ مُّسْرِفُونَ‭{‬ الأعراف (81), وبالعدوان قال تعالى: ‭}‬بَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ عَادُون‭{‬ الشعراء (166)،

وبالجهل كما في قوله تعالى: ‭}‬بَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ تَجْهَلُون‭{‬ (النمل (55)،

وبالإفساد ‭}‬قَالَ رَبِّ انصُرْنِي عَلَى الْقَوْمِ الْمُفْسِدِينَ‭{‬ (العنكبوت (30)،

ووصفتهم الملائكة الذين ارسلوا لهلاكهم بالإجرام قال تعالى: (قَالُوا إِنَّا أُرْسِلْنَا إِلَى قَوْمٍ مُّجْرِمِينَ) العنكبوت (30)،

ووصفهم الله تعالى بالإجرام أيضًا كما في قوله تعالى: (فَانظُرْ كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الْمُجْرِمِينَ) الأعراف (84)،

ووصفهم بالظلم كما في قوله تعالى: (وَمَا هِيَ مِنَ الظَّالِمِينَ بِبَعِيدٍ) هود (83)، ووصفهم بأنهم قوم سوء،

وبالفسق أيضًا كما في قوله تعالى: (إِنَّهُمْ كَانُوا قَوْمَ سَوْءٍ فَاسِقِينَ) الأنبياء (84).

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More