Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Su’aasha:

Walaal haddii aan qufaco seddex jeer ama kabadan neefta ayaa igu dhageysa oo tacbaan ayaan noqdaa habeenada qaarna waxaan soo kacaa anigoo naqaska igu dhagay oo secendo aan naqas iga soo baxayn illaa silic iyo rafasho kadib ayaan naqaska ii furmaa, wll dhibkaasi i hayyo waa maxay xalkiisa?

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara
Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Jawaabta:

Xaaladda aad sheegtay sababo badan ayaa keeni kara waxaa ugu muhiimsan cudurka neefta ama caabuqa sanbadada ama dhiiggaaga inuu hoos u dhacayo ama inay jiraan cudurro wadnaha la xiriira, ama cayilka daran, waxaa lagaa rabaa inaad si dhaqsi isku baarto, maxaayeelay neefta oo kaa xirmayso wax yar ma aha, waa halis.

Talooyin aad ku guuleysan karto imtixaanka shahaadiga

In the case you mentioned many causes can cause the most important is respiratory disease or lung infections or your blood pressure to decrease or that there are heart-related diseases, or severe obesity, you are required to test yourself quickly, because your breathing congestion is not a little, it is dangerous.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More