Nanac burbur halkee buu ka yimid

The famous Somali sweetness where it came from

Nanac burbur halkee buu ka yimid

Soomaalida guud ahaan ma aha dad cunto ka helo.

waxay cuni jireen soomaalida hilib iyo caano iyo soor kaliya.

mana garanayaan cunto kala duwan inay cunaan.

Nanac burbur halkee buu ka yimid
Nanac burbur halkee buu ka yimid

laakin dadka kasoo galay India iyo Yemen ayaa waxay keeneen dhaqamo kala duwan oo la xiriira cuntada iyo macmacaanka.

waxaad dareemaysaa dadka aad u karin jiray cuntooyinka kala duwan waxay kasoo jeedeen dadka cadcad.

sidoo kale marka ay soomaalida wada galeen dibadda ayay barteen cuntada qaababkeeda kala duwan.

waxaa ka mid ah waxyaalaha soomaali ay hadda caan ku tahay nanaca burburka waa sida nanaca luubaaniga oo kale laakin wuxuu kaga duwan yahay qalleynimada kaliya isku qaab ayaa loo sameeyaa.

Sawirada Xalwada Iyo Burka Cusub

Somalis are not generally food earner.

They ate only meat, milk and milk and milk.

and they don’t know what different food to eat.
But people from India and Yemen brought different cultures related to food and sweets.

You feel that the people who cooked different foods came from white people.

Also when Somalis went abroad, they learned different kinds of food.

Among the things that Somalis are now famous for are the corals that are like the coral but it is different from the dryness only in the same way.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More