Nadarka shaydaanka sida loo reebo
Su’aasha:
ASC waxaad igu so cel celisen waswas aya kuhaya OO nadar madan kaalin waxaan xaqiiqsay inu waswas ihayo sababtoo ah waxaan is iri waswas aya kuhayo sheekadii iyo kafikirki soonkas nadarka ahna wan Iska xiray isla markiba Mel igu so galay OO wuxuu yiri hadi nadarkas aad kuwarertay hada mid fresh ah gal tas waxaa lugu yaqana sheydaanka OO markad Mel oga adkato Mel kale ayuu kaso gala marka talada OO dambeyso OO aad isinaysan maxay tahay masooma kafarada sedex sadex maalin ayan kasooma wayo inta kabadan ma awooda inan 100 maalin soomo iyo 60 ba.
Mise waxad iledihiin gabi ahan ba halka uga har wayo markan isdahaa iskaga har waxaa igu so dhacdo ama lugu Cadaaba.
