Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri

Dadka qaarkiisa waxaa aad u wareeriya fimanka soo yaaca labada taqfash ama kilkilood nabaradaas aad bay u xanuun badan yihiin waxayna ka soo baxan rag iyo dumarba, maxaa keenaya tolow?

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara
Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara

guud ahaan kilkilaha waa meelu nugul inay nabro kasoo baxaan siiba marka ay timo leeyihiin waayo qofka markuu dhididon ayaa timaha meesha ku yaalla noqonaya kuwa midab gubtay leh oo wasakha ayaa halkaas ku dhegaya marka timaha taqfasha oo shiirka badan leh meesha oo dhan ayay cuncun u keenayaan waxaa la rabaa in layska xiiro haddii la xiiro timaha kilkilaha waxaa laga yaabaa inay nabrahaas istaagaan haddii ay istaagi waayaan waxaad o baahan tahay inaad dhakhtarka maqaarka u tagto si loo baaro jirkaaga.

Waliba marka nabrahaas ay boqaan shiir ur badan ayay ku reebayaan laalaabka kilkilaha.

Taas oo xun nafsi ahaan oo qofka dhibaato ku abuurta. Marka waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho nadaafadda kilkisha timaha waa inaad xiirto, diinta ayaan sidaas ku fartay, diinta waxay dadka fartaa wixii qofka u wanaagsan noloshiisa iyo quruxdiisa.

Nabraha kilkilaha sida loo daaweeyo
Nabraha kilkilaha sida loo daaweeyo

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

 

Some people are very confused by the thoughts that come out of both the two hands or the kidneys. These wounds are very painful and come out of men and women, what causes stitches?
Generally, the kidneys are prone to wounds when they have hair because when a person sweats, the hair in the area becomes burned with color and the dirt sticks there when the hair is white and itching all over the place. Itching is required to shave if the hair of the hair go to the dermatologist to get tested on your body.

However, when these wounds are boiled, they leave a lot of smell in the pelpit.

Which is bad psychologically and creates problems for the person. When you are required to strive for the cleanliness of the hair, you must shave your hair, I have instructed religion in this way, religion dictates to people what is good for a person’s life and beauty.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More