Riyada:
Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday naag aanan kasen oo idheheso isaga wad guursa kartaa hal naag ayuu qabaa ane wan isku xanajina gabadha markas aye waxe aade dhanka ninkas eey guurso iledahay markas ayan dhaha wey waalantahy ninkas naag ma qabo ee iska guurso ayan is dhaha nafteyda ayan ku qancinaya inan codsiga gabadhas aqbalo .
Sida cadiga ninkas nag ma qabo ane wax cilaaqa managa dhexeyaan. Jazakaallh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas xaalkiisa iyo adiga xaalkaaga inay wax iska badali doonaan, waxaa dhici karta ninkaas inuu ka baxo doobnimada adigana aad ka baxdo doobnimada ama labadiinaba in xiriir guur idin dhex maro guud ahaan riyada waa riyo aan xumayn.
Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay
The dream indicates that things will change between the man’s situation and yours. It is possible that the man will leave his singleness and you will leave your singleness, or that the two of you will enter into a marital relationship. Overall, the dream is not a bad dream.
