Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Su’aasha:

Xanuunka naasaha maxaa keeno xiliga galmada waxaan ka dareemaa naasaha xanuun daran siiba marka la taabto waxaana iigu daran naaska midig, marka galmada ay dhamaato waa cadi wax xanuun ma laha caano kuma jiran hadii la dhihi lahaa caanaha ayaa sabab u ah.

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena
Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Jawaabta:

Xanuunka naasaha sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah isbadallada hormuunada jirka siiba marka uu dhiigga caadada soo socdo, maxaayeelay waxaa jirka ku badanaya hormoonka Estrogen .

Waxaa kaloo keena xanuunka naaska daalka daran iyo shaqada badan sidoo kale walwalka.
Waxaa laga yaabaa xanuunka inuu ka yimid kansarka naaska, taas inta badan waxaa la socda barar ama wax buruq ah oo adag oo naaska gudihiisa ku jira.
Marka xanuunka aad ka dareemayso xiliga galmada waxaa laga yabaa saamayska dareenka galmada waayo naaska wuxuu ka mid yahay xubnaha galmada muhimka u ah gabadha.

Saliid Seytuunka Uurka Ma Celisaa Haddii Bahalka La Mariyo Xiliga Galmada

Breast pain is caused by many causes, including changes in the body’s hormones when the menstrual bleeding is coming, because the body is getting more and more abundant in the hormone Estrogen.

It is also caused by breast pain, fatigue and overwork as well as anxiety.
The pain may have come from breast cancer, which is usually accompanied by swelling or any solid bulging inside the breast.
When you feel the pain during sex, there may be an impact on sexual feelings because the breast is one of the sexually important organs of the girl.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More