Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Su’aasha:

Naagaha fircoonigaa sidee raaxada loo jecleysiya maadaama ay dhibsadaan.

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa
Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Jawaabta:

Naag kaste waxay u baahan tahay galmada kahor hadal macaan iyo istiin raaxo badan leh, sidoo kale amaan la amaanayo quruxdeeda, waayo amaanta dumarka kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa raaxada sariirta.

Naagaha fircooniga dhammaantooda ma aha kuwa aan kacsanin, waxaa laga yaabaa qaar inay ka dareen badan yihiin kuwa sunagudka ah ama kuwa aan la gudin, waayo dareenka dumarka wuxuu u qaybsamaa labo nooc mid gudaha iyo midka banaanka xubinta taranka, naagta hadday tahay mid dareenkeeda gudaha yahay gudniinka ma saameeyo marka ha u malaynin naag kaste qaab fircooni loo guday inaysan dareen kacsi lahayn.

Kaliya gudniinka fircooniga wuxuu saameeyaa dumarka dareenka kacsiga ka dareema faruuraha xubinta taranka kaliya.

 

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Every woman needs sex before sweet words and a more comfortable relationship, as well as praise for her beauty, for the credit of women takes a big role in the comfort of bed.

Not all Pharaoh’s wives are unsympathetic, some may be more sensitive than those who are Sunni or uncircumcized, for the feelings of women are divided into two types: one inside and outside the genitals, if a woman’s inner feelings are circumcised, circumcision is not affected when you do not think that every woman in a Pharaoh’s way of circumcision is not feeling erect.

Only Pharaoh’s circumcision affects women who feel the feeling of arousal only in the genitals.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More