Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa

Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa

Su’aasha:

Ereyga suxul barur maxaa laga wadaa naagaha garoobada miyaa mise naag kaste ayaa la dhihi karaa.

Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa
Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa

Jawaabta:

Waa erey aay adeegsadaan dadka soomaaliyeed waxaa laga wadaa dumarka waaweyn oo afartanka gaaray, dumarka marka ay da’ noqdaan way cayilaan waxay yeeshaan garbo waaweyn iyo bari weyn iyo cajiro buurbuuran marka suxulka ayaa baruur ka gasho sidaas ayaa loo dhahay xusulbaruur ama suxulbaruur, garoob gaar kuma ah ee waa haweenka gaaray afartanka xataa haddii ay caato tahay magacaas ayaa lagu magacaabaa.

 

Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo

 

It is a term used by the Somali people. It is from the elderly women who have reached the age of forty.

When women are old, they become thin. They have large shoulders and a large east and thick skin when the elbows are fat.

This is called elbow or fat. It is not a special place but women who have reached the forties, even if they are thin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More