Naag la qabo oo nin kale waddo

When the wife talks another man

Naag la qabo oo nin kale waddo

Su’aasha:

Waxaa jirta xaas aad aan u jeclahay laakin waxaan ku arkay waayahan dambe inay nin kula sheekaysato barta whatsapp marka hore waan ka shakisanaa laakin waxaan baaray taleefankeeda markaas ayaan arkay iyadoo loo soo dirayo massagyo badan oo jacayl ah waliba yaab badan marka aad baan uga fikarsanahay maxaa sameeyaa sideen u ciqaabaa iyaduna waan jeclahay.

Naag la qabo oo nin kale waddo
Naag la qabo oo nin kale waddo

Jawaabta:

Aduunka waxaa ugu xun naag nin qabo oo nin kale jacayl la waddo naagtaas waxaa lagaa rabaa inaad waaniso oo aad siiso digniin culus haddii arrinkaas ka ha hari weyso waa inaad iska furtaa waayo naagtaas kuma aamini kartid noloshaada iyo msutaqbalkaaga, waxaa laga yaabaa ninkaas inay la tumato oo uur ay kaaga keento dumarka qaarkooda kama baqaan inay ninkooda wecel u keenaan, marka iska jir, jacaylka aad sheegayso waxba kuuma taraayo waxaa kuu muhimsan kaliya naag wanaagsan, gabar fiicann aaduunka waa laga helaa marka iska ilaali inay kaa saxato jacayl been ah.

 

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

The worst thing in the world is a woman who is married to a man and loves another man. That woman is required to admonish you and give him a strong warning. If you don’t have to do that, you must divorce her because you can’t trust that woman in your life and in your future. She may be with that man and bring you a pregnancy. Some women are not afraid to bring their husband back. So be careful, the love you are saying is of no use to you. Only a good woman is important to you. A good girl is found in the world when you are careful not to correct you from false love.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More