Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Su’aasha:

A S C naag la qabo nin kale aad uga jeclaatay ninkeeda xidhidh qarsoona ninka kale la yeelatay naagtan xaqi u ninkeegu ku lahaa dhinaca galmada, farxada, ixtiraamka, koolkoolinta iyo iwm ninkeeda intay u diido ninka miyay siinaysa madamay ninka kale ay ka jeceshahay ninkeeda mida kalena naagtan marku ninkeegu shaqo safar meel fog aado o ay guriga kaligeed ku noqoto maxay tahay sababtay ninka kale habeenki 10:00pm kadib intay gurigeeda ugu yeedhato ay qol cidlo ah ninka u gashanayso wakhti intay kula qaadato kadib u ninku uga tagayo ma la dhihi karaa naagtan ninka way la galmoota madamay ninka jeceshahay habeenki saacada iyado kaligeeda waxay gurigeeda ugu yeedhanayso inu waso aye doonaysa

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay
Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Jawaabta:

Naagta ninkeeda haddaysan rabin waa inay runta u sheegtaa, oo ay ka dalbataa inuu furo, ninka ay jeceshay ha guursato.

Laakin falkan ay samaynayso waa khiyaano oo ay ninkeeda ku samaynayso.

Waana dambi weyn inay guriga keensato nin aan ninkeeda ahayn oo qolka uu la seexdo oo ay la raaxaysato.

 

Gabadh xumaan kusoo jiri jirtay markay doobka ahayd malaga yaaba markay guursato kadib inay fiicnaato

 

Riyada astaanta naagta xun halkan ka daawo

 

If a woman doesn’t want her husband, she must tell him the truth, and demand that he divorce him, and the man she loves, that she may marry him.

But this act she is doing is a betrayal of her husband.

And it is a great crime to bring home a man who is not her husband and in his room to sleep with and enjoy with him.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More