Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada tukinta masaajidka
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo imaam masjid ah oo salaad tukinaya waliba qiraada kor u qaadaya quraanka kor u akhrinaya sida maqrib oo kale
waliba masaajid laga buuxo
anoo aad u faraxsan
Allah mahadleh.
Riyada tukinta masaajidka
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad hogaamiye weyn noqon doonto oo aad hogaamin doonto umad badan, riyada waa riyo bishaaro ah oo waliba wadata astaan diimeeed, taasoo ah salaadda waa riyo aad iyo aad u fiican.
Tagged
Riyada Imaamka
,
Riyada Masjidka
,
Riyada Salaada
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.