Naag daacad ah sifooyinka lagu garto
Naag daacad ah sifooyinka lagu garto
Naag daacad ah in la helo way adag tahay siiba samankan aan joogno.
naagaha hadda nool badankooda waa daneysteyaal oo raga dan ku guursada.
ninka marka uu helo naag daacad ah wuxuu helay wax aad u weyn noloshiisa.
naag daacad axaa lagu gartaa ninkeeda ayay wanaag la jeceshay hadalkiisana way qaadataa.

waxay ka shaqaysaa wanaagga gurigeeda, wax kaste guriga dhib u keenayana way ka fogaanaysaa.
ninkeeda ayay la tashanaysaa waligeeda haddii wax lasoo gudboonaadaan ninkeeda kama qarinayso.
hantida ninkeeda way u ilaalinaysaa caruurtana si fiican ayay u maamulaysaa.
jacaylka ninka ay u qabto waa mid camali ah ee ma aha mid sheegasho ah.
raaxada sariirtana aad bay ugu roon tahay seygeeda baanna uma sheegto.
naagaha xuxun way ka fogaataa sirta sariirtana banaanka uma bixiso.
naagtaas ayaa ku haboon in la guursado.
Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Finding a loyal woman is difficult, especially in this world we live in.
Most women today are selfish and marry men for their own interests.
When a man finds a loyal woman, he has found something great in his life.
A loyal woman is known for her good will and she takes her husband’s word for it.
She works for the well-being of her home, and she avoids anything that brings trouble to the home.
She consults with her husband and never hides anything from him if something happens.
She protects her husband’s property and manages her children well.
Her love for her husband is practical, not pretentious.
She is very comfortable in bed and does not tell her husband.
She avoids dirty women and does not reveal her secrets in bed.
Such a woman is suitable for marriage.