Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay
Video muujinaya Mu’adinka masjidka la weeraray isagoo salaadda jumcaha u addimayo, weerarkana wuxuu dhici doonaa wax yar kaddib.

Ninkan wuxuu ka badbaaday weerarka maanta ka dhacay masjidka, salaadda jimcaha ayuu u addimay.
Video gan waxaa faafiyay abbihiisa waa nin u dhashay casuudiga.
wuxuu ku qoray meesha inuu Ilaahay ku mahdinayo wiilkiisa oo ka badbaadiyay dilka xun loo geystay muslimiinta ku tukanayay salaadda jimcaha masjidkaas