Linda Armstrong waa haweeney u dhalatay dalka New Zealand, waxay soo islaantay iyadoo 60  jir ah.

Linda Armstrong New Zealand
Linda Armstrong New Zealand

waxay ku jirtay dadkii ku shahiiday masjidka gaalkii argagixisaha weynaa uusoo weeraray.

waxay ahayd  qof naxariis badan oo aad ugu kaalmaysa dadka qoxootiga.

Linda Armstrong waxay ahayd qof geesi ah oo aan baqin.

Linda Armstrong
Linda Armstrong

Islaamka marka ay ku qanacday hor ayay ka qaaday iyadoo aan waxba ka baqin

Leave a Reply