Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka

Muuska soomaaliya iyo qaaimaha uu caalamka u hayo

Soomaali waxaa la dhihi karaa waa wadanka ugu moos fiican caalamka.
taasna waa laysku waafaqsan yahay.
muuska soomaali wuxuu galayaa nambarka koowaad xagga rabitaanka dowladaha caalamka.

Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka
Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka

muuskaas ugu fiican wuxuu ka baxaa koonfurta soomaaliyeed waxaa ugu muhimsan meelaha uu ka baxo degmada Afgooye.
Soomaali waagii hore mooska aad ayay u dhoofin jirtay ilaa iyo hadda xataa waa la dhoofiyaa inkastoo uuna ahayn sidii la rabay.
muuska soomaaliya wax badan ayuu kaga fiican yahay muusaska ka baxo dunida inta kale.
waxaa ka mid ah dhadhanka yo carfafta uu leeyahay.

sawirada mooska soomaali sida loo beero iyo sida loo hagaajiyo marka  lasoo gurayo.

haddii si fiican loo beero waxaa laga yaabaa inuu ka galo kaalinta dhaqaalaha soomaaliyeed meel weyn. illeen muuska wuxuu ka mid yahay faakihada ama furutska ugu fiican dunida. hadda meelo badan ayaa loo adeegsadaa,.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More