Mobile hadda kaddib lagaama xadi karo soo degso App-kan

Pocket Sense waa barnaamij taleefanka ka ilaalinaya in lagaa xado

Barnaamijkan waxaa loogu talaggalay taleefanada ku shaqeeya nidaamka Android waxaa lagu magacaabaa Pocket Sense.
Taleefankaaga hadduu qof kale qabto wuxuu yeerinayaa gambaleel xoog badan oo qaylo gaar ah leh ama dhawaaq culus saad adiga ka dhigto, xitaa taleefankaaga haddii lagaa jeeb siibo wuu dhawaaqayaa ama qof uu qabto isagoo kaarika ku jiro, qof kale ma aammusin karo oon adiga ahayn.

Mobile hadda kaddib lagaama xadi karo soo degso App-kan
Mobile hadda kaddib lagaama xadi karo soo degso App-kan

waa inaad ku xirtaa password si qof kale uusan u aammusin, waa app aad ugu habboon dadka ka baqaya in laga xado taleefanka. waxaad kasoo download gareen kartaa google play

 

 

Pocket Sense app download

Waa free apka lacag ma aha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More