Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

Yoga is a group of physical, mental, and spiritual practices

Cayaarta Yoga loo yaqaano waxay kasoo jeeddaa dalka hindi waa dhaqanka diinta hinduusiga iyo budida.

Waxaa aad loogu faafiyaa dunida iyadoo laga dhigayo jimicsi caadi ah.

waxaa kaloo laga dhigaa inay caafimaad leedahay waxaana u badan yogada dumarka.Midnimada iyo diinta islaamka

meelo badan ayaa u furan yoogada lagu sameeyo.

dood weyn ayaa ka dhacday marka ay soo baxeen sawiro dumarka soomaaliyeed iyo rag oo yoga ku sameynaya bariga soomaali.

sawiradaas waxay qabsadeen baraha bulshada aad ayay dood u fureen.

meesha waxaa soo galay dad difaacaya yogada oo ka dhigaya cayaar caadi ah.

dadka qaarkiina way kasoo horjeedeen oo waxay arkayeen inay tahay yogada wax diimaha hore salka ku haya, jawaabta  su’aasha waa maxay yoga aqoon ayay u baahan tahay oo diinta islaamka ku salaysan

dhabtii waa sax yogada inay tahay wax shaqo ku leh diinta hinduusiga  marka ma aha in lagu dhex faafiyo bulshada muslinka ah.

 

Yoga iyo caafimaad ma xiriir baa ka dhexeeya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More