Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn
Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn
Su’aasha:
A S C waan idin salaamay webka daruur runti waa website aad u qiimo badan intaas kadib markan suaashayda u gudbo, waxan arkay gabadha badano kuwa la guursanin iyo kuwa la qaboba marka gabdhahaasi haddii uu nin alaale ninka ka dalbada xidhidh shukaansiya ha noqdo ama galmo isla markaaba way ka aqbalaan waliba waxan kasi yaaba gabdhaha la qabo e sidan sameeya marka bal maxa ugu wacan baa la dhihi karaa inay qiimahoga iyo sharaftoda ay u ilaashaneyn waayeen

Jawaabta:
Taas waxay u noqonaysaa sababo kala duwan, waxaa ugu horreeya jahliga xagga diinta ay ka taagan tahay, maxaayeelay zinada waa xaaraan oo ka mid ah dambiyada waaweyn.
Teeda kale raaxada zinada ay ka helayso ma aha mid u dhiganto cadaabka ay kala kulmi doonto.
Waxaa ugu sii daran naagta la qabo oo ninkeeda ka bixin karo kacsiga ay dareemayso haddana zina ku dhacayso.
Gabadha waxaa laga rabaa inay ka fikirto wixii ka imaan karo falkaas oo ay iska ilaaliso xumaantaas.
This is for various reasons, primarily religious ignorance, because fornication is forbidden among the major crimes.
Her other fornication pleasure is not equal to the punishment she will face.
Worse still is the married woman who can pay her husband for the arousal she feels and is falling for adultery.
The girl is required to think about what could come of that act and protect herself from that evil.